axadle728x40

Friday, Mar 19th

Last update:06:29:58 PM GMT

You are here: Addunka
Banner
Banner
Banner

Addunka

Wiil Soomaali heysta dhalashada Canada oo ku dhintay dagaaladii W/Muqdisho

E-mail Print PDF

mohamedWiil Soomaali heystay dhalashada dalka Canada, isla markaana dhowaan ku biiray Xarakada Alshabaab si uu ugu bar bar dagaalamo ayaa ku dhintay dagaaladii dhowaan ka dhacay Waqooyiga Muqdisho.

Ciidamada Badda Denmark oo gacanta ku dhigay kooxo burcad Badeed soomaali ah ku qaldamay markab dagaal oo ay la socdeen ciidamadaasi.

E-mail Print PDF
burcad-badeedWarbixin ay soo saareen Ciidamada Badda Midowga Yurub ayaa lagu sheegay Ciidamada Badda Denmark in ay gacanta ku dhigeen kooxo burcad Badeed Soomaali ah oo la socdeen laba doonyood oo nooca dheereeya ah.

Maamulka Ururka Xizbul Islaam Degaanka Lafoole oo sheegay in ay sharciga Islaamka marsiin donaan Askari shalay qof rayid ah ku toogtay Deegaanka Carbiska Duleedka Muqdisho.

E-mail Print PDF
xisbul_islaam_logoMaamulka islaamiga Ururka Xizbul Islaam Degaanka Lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey dil shalay Deegaanka Carbiska Askari ka tirsan Ciidamadaasi ku toogtay qof shacab ah.

Guddiga Cunaqabataynta Hubka ee Qaramada Midoobey oo ku eedeeyey Dowladda Kenya gudaha dalkeeda in lagu tababarayo Askar aad u fara badan.

E-mail Print PDF
kenya_flag_wave2Guddiga cunaqabtaynta ee Qaramada Midoobey ayaa shaaca ka qaaday guddaha dalka Kenya in lagu tababarayo Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ee Soomaaliya kuwaas oo cadadooda lagu sheegay 2500-boqol Askari.

Dowlada Danmark ayaa sii adkeysey sharciyada qoxootiga iyo ajnabiga ku nool wdanka,sida dadka lookeenayo dadkooda

E-mail Print PDF

3redWasiirada Kaniisadaha iyo soo galeetiga Wadanka Danmark  Birthe Rønn Hornbech ayaa bishu Markey aheyd soo bandhigtey sharciyo cusub oo wax looga badalayo sharciyo horey u jirey oo quseeya Qoxootiga iyo ajnabiga.

Sh. C/Raxmaan Abyad oo laga sii daayay xabsiga

E-mail Print PDF

Sheekh-AbyadWarar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray caasimadda Dalka Denmark ee Kobenheegan ayaa waxay ku Sheegayaan in abbaaraha 3dii galabnimo ee maanta ee xilliga Yurubta waqooyi laga soo daayay xabsiga magaalada kobenheegan Sh. C/Raxmaan Axmed Cilmi (Abyad) oo muddo 4 usbuuc ah halkaas ku xidhnaa.

Mid ka Mid ah Faaniinta ugu caansan dalka Soomaaliya oo saacado ka hor ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.

E-mail Print PDF

breaking_newsSida uu noo xaqiijiyey Laxamiistaha weyn C/kariin Faarax Jiir oo ka mid ah Fanaaniinta Hobolada Waabari waxaa saacado yar ka hor Magaalada Hargeysa ku geeriyootay mid ka mid ah faaniintii ugu caansanayd dalka Soomaaliya.

Shariif Xasan Sheekh Aadan “Heshiiska Ahlusunna iyo Dowladda KMG waxaa xigi doona Heshiis kale oo aan la geli doono Mucaaradka.

E-mail Print PDF

Shariif_XasanWasiirka Maaliyada Dowladda KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeen isla markaana ahaa mas’uulkii u saxiixay Dowladda KMG Heshiiskii ka dhacay Magaalada Addis ababa maalintii shalay ayaa sheegay heshiiskaasi kadib in ay wada hadalo heshiis ah la geli doonaan garab ka mid ah kooxaha Hubaysan.

Faah faahin ku aadan duqeymo qasaare kala duwan ka dhashay oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmooyinka gobolka Banaadir.

E-mail Print PDF
dhaawacyoWararka naga soo gaaraya Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya barqanimadii maanta in ay ka dhaceen duqeymo sababay qasaarooyin kala duwan oo soo gaaray dad shacab ah.

Page 1 of 39

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »

Warbxiin

Hooyo Hooyo Soomaaliyeed oo Shegatey In Ay Tahay Qaxooti Lacaag la'aan.. Sii Akhrii »

Mohamud Dirir

Dirir As fascinating and challenging the world of journalism is..Sii Akhrii ».

Sport

Sport Nulla tincidunt tincidunt velit tristique leo.

Follow us

Follow us